In kabadan 35 ruux oo naafo ah ayaa maanta magaalada Baydhabo lagu guddoonsiiyey qalab ay ku socodaan kaasi oo shaqsi Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamed Abshir oo qudhiisu naafo ah...
Read moreBarnaamijka kulanka todabaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ayaa looga hadlay maanta howlaha Wasaaradda Maaliyadda Dalka iyo horumarada laga sameeyay dhinaca dhaqaalaha Canshuuraha iyo...
Read moreDowladda soomaaliya waxa uga qeyb galay shirkaasi ay hay’adda UNHABITAT ku soo bandhigeysay mashaariicda gargaarka ah oo ay dalkeena ka wado wasiirka wasaarada caafimaadka xukaamada soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed, safiirka...
Read moreMadaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa shalay munaasabad ka dhacday Aqalka Cad ee Dalkaasi wuxuu warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad. Axmed Ciise wuxuu baddalay safiirkii hore...
Read moreWasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka qeyb galay kulan dhalinyarada Soomaaliyeed ay isugu yimaadeen ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay ka...
Read moreMadaxa qaramada midoobay ee dalkani Kenya Ambassador Zahle ayaa xafiiskeeda ku qaabishay danjiraha dowlada soomaaliya u fadhiya dalkani kenya Jamaal Maxamed Xasan oo uu wehliyay qunsulka safaarada Cali Maxamed Shiikh...
Read moreWasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta-sare Maamulka Puntland Dr.Abshir Yuusuf Ciise ayaa waxaa uu kulan la qaatay Maamulayaasha Iskoolada Gaalkacyo. Kulankaan oo ahaa mid aad u balaaran ayaa waxaa kasoo qayb...
Read moreBarnaamishka Kulan Todobaadka Ee Ka baxa Radio Muqdisho iyo S.N.Tv Oo Todbaad walba Maalinta Jimcaha Aan Ku Falanqeenno Waxayaabaha Markaas taagan, ayaa Todobaadkan Waxa Marti noogu ah wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho