Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ugala wareegay kooxda shabaab Deegaanno katirsan Gobolka Baay iyagoo ka soo qaatay kooxdaasna hub iyo saanad milatari. Wasiirka Dhaqancelinta ...
Read moreShirkii wasiirrada Arrimaha dibadda ee dalalka Jaamacadda carabta ayaa maanta ka furmay magaalada Qaahira ee dalka Masar iyadoo looga hadli doono Arrimaha dalalka colaadaha ay ka socdaan ee ka tirsan...
Read more14th September… 2015 Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ayaa Muqdisho kula kulmay wakiilka gaarka ah ee wasiirka Arrimaha Dibedda dowladda Finland oo soo gaaray Muqdisho....
Read moreSeptember 13, 2015 Cawaale Cali Kullane oo ah Alternate Ambassador-ka Qaramada midoobay u fadhiya Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay kulan sanadle ah oo ay soo qaban qaabiyeen Jaamacadda Rutgers University...
Read moreKoobkaan loogu magacdaray Isdhexgalka Booliska Soomaaliyeed iyo Bulshada Gobalka Hiiraan ayaa waxaa furay taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen Mukhtaar Xuseen Afrax oo booqasho ku jooga Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka...
Read moreXiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta, ayaa hambalyo u diray guddiga garsoorka, kaddib markii ay muujiyeen shaqo wanaag dalka iyo dibad ah, waxana ay dhawaan garsoori doonaan cayaaraha isreebreebka koobka adduunka...
Read moreWaa Talaabo aad u wanaagsan oo Muujinaysa Hormar Balaaran oo ay gaarayaan Soomaalida Maraykanka gaar ahaa Gobolka Minnesota oo hoy u noqday Kumanaan Soomaaliyeed oo Saamayn Balaaran ku leh dhinacyada...
Read moreShiikh Nuur Baaruud Gurxan oo wakiil ka ahaa Soomaali gudaha & dibadda ku sugan oo lacago u soo diray Maryama Afrika ayaa ku wareejiyay lacagtii ay sadaqeysteen dadkaasi oo gaareysa...
Read moreMadaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga ay bilabanayaan wadatashiga hanaanka doorashada iyo aayaha siyaasadeed ee sannadka 2016 Kismaayo, 13 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho