Xaflad si heer sare ah loo soo qaban-qaabiyay oo lagu taageerayay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Gal-Mudug oo uu Madaxweynaha ka yahay Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa lagu qabtay Magaalada Zürich ee...
Read moreMagaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku tallaabsatay horumarro kala duwan wixii ka dambeeyay markii laga saaray maleeshiyaadka Shabaab. Baydhabo waxa ay iminka xarun u tahay maamulka koofur galbeed...
Read moreTaliye ku xigeenka ciidanka booliska Soomaliyee Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax oo uu wehliyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa maanta kormeer ku tagay saldhigga booliska degmada Beledweyn. Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa...
Read moreKulan uu Xafiiska kula wareegayay Danjiraha cusub ay Dowladda Soomaaliya u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa lagu qabtay Xarunta Safaaradda ee Magaalada Pretoria. Kulankan shaqada uu kula wareegayay Danjire Jamal Mohamed...
Read moreWasaradda Amniga Gudaha Mareykanka qeybtooda qaabilsan Duulimaadka iyo Wakaaladda Nabadgalyada Gaadiidka oo u xil saaan in ay dadka ka saarto Diiwaanka Dadka aanan loo ogoleyn in ay diyaaradaha ku dhoofaan...
Read moreWasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay cambaaraynaysaa dilkii loo geystay weriye Cabdullahi Cali Xuseen “Caanogeel” oo 08 September 2015 dabley hubeysan oo loo maleynayo in ay...
Read moreBismillahi Al Raxamaani Al Raxiim Walaalayaal, Waxaan idinku salaamayaa Salaanta Islaamka. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Soomaaliya Ha noolaato, Cadawgeedu Ha-dhaco, Cadawgeedu Ha-jabo, Walaalayaal, Dhamaantiin, Waxaa farxad ii ah, inaan...
Read moreWafdiga oo isugu jiray wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wasiir ku xigeenno, waxaa hoggaminayay wasiirka Arrimaha dibadda iyo Dhiiri gelinta Maalgashiga xukuumadda Soomaaliya iyagoo ku Sii jeeda dalka isku...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho