Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo maanta soo gebagebeeysay barnaamijka soo nooleynta dhaqanka “Sawirro”
Barnaamijka soo nooleynta dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed oo in muddo ah ka socday magaalada Muqdisho islamarkaana ay soo qaban qaabisay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay...
Read more











