Imtixaanka Kamid noqashada jaamacadda Atlas oo maanta u fariisatay Arday tiradooda gaareyso laba boqol iyo Todobaatan Arday”SAWIRRO”
Ardaydaan imtixaanka jaamacadda Atlas gashey ayaa waxaa ay ka mid ahaayeen ardaydii soo dhameysatay sannad dugsiyeedka 2014-2016 ee Dugsiyada sare ee Magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah ardayda maanta imtixaanka...
Read more











