M.weyne Xasan:Soomaaliya Fursad Ayey u Tahay Ganacsi Iyo Maalgashi+Sawirro
M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud oo Qudbad ka jeediyay Bandhigga Carwada Maalamiga ah ee Milano 2015 ayaa ka hadlay Qeyraadka Hormarka wanaagsan ee Soomaaliya ay Sameysay sanidihii...
Read more











