Wasiir Ceynte “Waxaa hadda la sameeyay hanaan wadatashi ah oo sadex bolood socondoona”
Wasaaradda Qorsheynta ayaa sheegtay iney socdaan kulamo wadatashi ah oo laga qeybgelinayo siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Wasiirka wasaaradda Qorsheynta mudane C/raxmaan Yuusuf Cali Ceynte oo la hadlay...
Read more











