Majaajiliiistaha caanka ah C/lle Cabdi Maxamed (Oday C/lle) ayaa ka bilaabay Radio muqdisho riwaayad cusub oo xiiso leh oo loogu magac daray UGUS WAA LA ERYEE UBADKAAGA KA REEBO, waxa...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuri kula kulmay dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jabuuti...
Read moreKooxo burcad ah ayaa weeraro kala duwan oo ay ku qaadeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin soomaali ah isla markaana ku yiilay deegaano hoos yimada magaalada Eastlondon ee Dalka...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday dowladda Mareykanka taasoo ay hogaamineysay Katie Wheelbarger oo ah Agaasinka Siyaasada ee aqalka sare wakiilada,...
Read moreSiminaarkani oo lagu baranayay casharro laxiriira sida ay ardaydu ku dooran karaan daraasaadka sare ee jaamacadaha gaar ahaan kuliyadaha ayaa loogu qabtay magaalada muqdisho ilaa 100 arday oo ka...
Read moreXukunka maanta ay Ridday Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa lagu riday Afar ee daysanayaal kuwaas oo lagu soo ee deeyay dambiyo kala duwan. Eedaysanayaasha Maxkamadd Ciidamada qalabka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho