Madaxweynaha: “Booqashada aan ku tagney Imaaraadka Carabta waxay ahayd guul u soo hoyatey qaranka Soomaaliyeed’’+Sawirro
Muqdisho, 31 August, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo dhameystey booqasho rasmi ah oo uu...
Read more











