Beledweyne oo saddax Carruur ah ay Gaajo ugu geeriyoodeen
Mayarka Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Nadar Tabaax Maalin ayaa faah faahisay saameynta Fatahaadda wabigu ka geystay Magaaladaas. Guddoomiyaha Magaalad Baledweyne oo la hadashay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in...
Read more











