Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay wax ku bartaan ciidanka booliiska kuwooda an aqoonin qorista iyo aqrinta farta Soomaaliga....
Read moreCiidamada XDS ee ku sugan deegaanka Buqaqable ee gobolka Hiiraan ayaa fashiliyay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayay in lagu wax yeelleeyo dadka ku dhaqan deegaankaasi. Ciidamada...
Read moreWaxaa sii kordhaya dhibaatooyinka ay la kulmaan dadka Soomaaliyeed ee sida Tahriib ahaanta ah u sii mara dalka Suudaan kuwaas oo la kulma dhibaatooyin Adag oo ay ka miod tahay...
Read moreTaliyaha Qaybta Afaraad ee ciidanka Jabuuti kuna shaqeeya magaca AMISOM ee ka howlgala Gobolka hiiraan Cornel Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil ayaa ka warbixiyay halka ay marauyaan Howlgallada lagu baacsanayo Kooxda Argagixisada ah ee...
Read moreTaliska AMISOM ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay baarayaan, dad shacab ah oo ku dhintay rasaas ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ay ku fureen gaari rakaab ah oo marayay...
Read moreMadaxweynaha Koofur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa maanta booqday degmada Bardaale ee gobolka Baay si uu ugu kuurgalo xaaladda deegaannadii u dambeeyay oo ay la wareegeen ciidamada...
Read moreXoghayaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo waraysi siiyay Idacadda Qaranka ayaa ka hadlay Tariikhda Qiimaha badan ee Dowladda Walaalaha Aanu nahay ee dalka Turkiga gaar...
Read moreWasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee dhinaca Bay’ada ayaa maanta Tababar Horudhac ah u furay 30 qof oo loo diri doono Tabar ku Aadan Isbadalka Bay’ada kaasi oo ka dhici...
Read moreTartankaan oo qayb ka ahaa Barnaaamijka soo Noolayanta dhaqanka, Hidaha,farshaxanka iyo heesaha Hirgalay ayaa waxaa ku tartamay Afar Dhallinyaro oo ka kala yimid kala yimid Gobolka Banaadir. Xaawo Cabdi Xasan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho