Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane C/kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta booqday deegaanka Gelinsoor oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Bulshada ku dhaqan deegaankaasi ayaa si diirran u soo dhaweeyay...
Read moreMaxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku ridday gacan ku dhiigle ka tirsanaa ciidanka XDS, kaasoo hore u dilay askari ka tirsanaa ciidanka XDS....
Read moreHanjabaado iyo iskuday xarig oo Maamulka Gobolka Bari Kula Kaco Saxafiyiinta. Saxafiiyiinta iyo Xarumaha warbaahinta ee ka howgala magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa cabasho xooggan ka muujiyay handaado,...
Read moreWasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa faah faahin ka bixisay heshiis dhinaca waxbarashada ah oo ay la soo gashay madaxda dalka Masar. Marwo Qadro Bashiir Cali wasiirka waxbarashada iyo tacliinta...
Read moreMeydka haweeneey Soomaali ah iyo seygeeda ayaa laga helay guri ku yaala magaalada Sanca ee dalka Yemen. Wariye ku sugan magaalada caasimadda ah ee Sanca oo lagu magacaabo C/risaaq Xuseen...
Read moreKulan looga soo horjeeday mowshin ay mudanayaal ka tirsan Baarlamanka ka keeneen madaxweynaha J. F. S. oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabad balaaran oo ay ka qeybgaleen madaxda ururada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho