Dhismayaasha sharci darrada ah ee Afgooye oo la bur burinayo “SAWIRRO”
Mamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay wadaan qorshayaal lagu bur-burinayo Dhismayaasha sharci darrada ah ee ku yaalla qaybo ka mid ah degmadaas. Xoghayah Dowladda Hoose...
Read more











