Guddoonka Baarlamaanka F. S. oo aqbalay mowshinka laga keenay madaxweynaha
Guddoonka baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd aqbalay mowshinkii ay xildhibaanno ka mid ah baarlamanka ka keeneen madaxweynaha J. F. S, mudane Xasan Sheekh Maxamuud. War-saxaafadeed uu soo saaray guddoonka...
Read more










