Horjooge Wacyi Galinta Beenta ah Shabaab U qaabilsanaa oo Dowladda isku Soo Dhiibay Maanta +Dhageyso
Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bakool Maxamed Xasan Caraale oo Waraysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay inuu isi soo dhiibay horjooge ka tirsan Maleeshiyadka kooxda Alshabaab kaas oo in muddo...
Read more









