Shir Looga Hadlay Midninada Jubbaland Oo Doolow Shalay Lagu Qabtay “Sawirro”
Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa shalay waxaa ka furmey shir wadatashi ah oo lagu xalinayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya siyaasiyiinta gobolka Gedo. Wadahadalkani ayaa waxaa shir guddoominayey madaxweyne...
Read more










