Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellah Dhexe
Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliyaha waxaa socdaalkiisa ku wehlinayay...
Read more











