Ciidamada ammaanka oo gaari qarax siday ku fashiliyay deegaanka Buqaqble
Ciidamada XDS ee ku sugan deegaanka Buqaqable ee gobolka Hiiraan ayaa fashiliyay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayay in lagu wax yeelleeyo dadka ku dhaqan deegaankaasi. Ciidamada...
Read more











