Wasiirka amniga gudaha oo maanta xarigga ka jaray xarun miino baaris “Sawirro”
Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo Taliyaha Ciidamada Booliska Jen, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xariga ka jiray xarun cusub oo ay yeelanayaan Ciidamada Booliska qeybta Miino...
Read more











