Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka amniga gudaha oo maanta xarigga ka jaray xarun miino baaris “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka amniga gudaha oo maanta xarigga ka jaray xarun miino baaris “Sawirro”

?????????????????????????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo Taliyaha Ciidamada Booliska Jen, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xariga ka jiray xarun cusub oo ay yeelanayaan Ciidamada Booliska qeybta Miino baarista.

Koox miino baarayaal ah oo loo tababaray habka miinada loo soo saaro iyo si looga hortago in aysan waxyeelo geysan marka ay qarxinayaan ayaa soo bandhigay dhoolatus ay ku muujinayeen wixii ay barteen.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Taliyaha Ciidamada Booliska Jen, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in ciidanka booliska qeybta miino baarista u qaabilsan ay qabteen howlo muhiim ah, isla markaana ay yihiin koox uu ku faano taliska ciidanka booliska, ayna joogteynayaan tababar siinta ciidamada kale ee booliska.

“Kooxdan waa kooxda aan is dhihi karo kooxda ugu horeyso ee booliska Soomaaliyeed oo saddexdii qodob ee aas aasiga ahaa isku heysata, waxaana rajeyneynaa in maalinba qeyb ka mid ah booliska aan u tayeyno, oo qalabkii loo siiyo, oo daryeel ay helaan, waxana kaloo rabaa in aan halkaan amaan uga soo jeediyo taliyaha kooxda Gaashaanle dhexe Cabdikariin oo runtii isagu muujiyay hogaamin wanaagsan, kudayo badan ayay noo leedaya, koox waliba iyo hogaan waliba waxaan laga rabaa inay isku duubnaadaan, isla markaana ay fahmaan waajibaadka looga fadhiyo” ayuu yiri Taliyaha ciidanka booliska.

Wasiirka Amniga gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ayaa tilmaamay inay tahay tallaabo lagu farxo sida ay ciidamada u tababaran yihiin, isla markaana ay uga go’an tahay in shacabka ay ka difaacaan qaraxyada.

“Farxad ayay ii tahay in aan idinkala qeyb galo munaasabadan lagu furayo xaruntan cusub, runtii ku timid dadaal badan oo ay saraakiishu ku bixiyeen, runti aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay taliyaha meeshan Cabdikariin uu qabtay, waa wax lagu farxo, waa wax noo noqon karto tusaale fiican, waxaan soo jeedinayaa inay ku daysadaan hay’adah kale ee dowladda” ayuu yiri Wasiirka Amniga gudaha.

Hogaanka cusub ee Ciidamada Booliska ayaa muddooyinkii u dambeeyay waday tallaabooyin uu ku hormarinayo ciidamada iyo isku xirka Ciidamada, waana markii u horeysay ee xarun gaar ah loo furo ciidanka booliska qeybta miino baarista.

Previous Post

Qaxooti ka Yimid dalka kenya oo maanta soo gaaray Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha: ‘’Dhalinyarada waa inay kaalin mug leh ka qaataan dib u dhiska iyo soo celinta sharafta iyo karaamada dalka” +Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha: ‘’Dhalinyarada waa inay kaalin mug leh ka qaataan dib u dhiska iyo soo celinta sharafta iyo karaamada dalka” +Sawirro”

Madaxweynaha: ‘’Dhalinyarada waa inay kaalin mug leh ka qaataan dib u dhiska iyo soo celinta sharafta iyo karaamada dalka” +Sawirro"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In