Wednesday, May 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

jaamacadda Soomaaliya oo maanta labo Maktabadood ka furtay Muqdisho “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
jaamacadda Soomaaliya oo maanta labo Maktabadood ka furtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ujeedada furitaanka maktabadaan oo laga furay xaruumaha jaamacadda Soomaaliya ee kuyaalla Nawaaxiga  Cismaan Geeddi Raage iyo 21 janaayo ee degmada Howlwadaag ayaa ah sidii sare loogu qaadi lahaa Tayada Aqoonta Ardayda.

Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin iyo Arday waxka Dhigta jaamacadd Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026

Mas’uuliyiinta jaamacadda ayaa sheegay in furitaanka maktabadahani ay waxbadan ka caawindoonto aradyda iyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo cidkasta oo Jecel waxbarashada.

Prof  Maxmed Nuur Warsame oo ah Guddoomiye kuxigeenka  jaamacadda Soomaaliya ahna Madaxa Waxbarashada jaamacaddaas ayaa sheegay in Furitaanka Xarumahani ay Ahmiyad Gaar ah u leeyihiin Bulshada Soomaaliyeed.

“Waxaan maanta furnay laba Maktabadood oo ay taallo 30 kun oo Buug  oo Jamacadda Soomaaliya u  Diyaarisay Aradayda ku xiran jaamacadda ama Ardayda Soomaaliyeed iyo Aqoonyahannada, taas oo laga furay xaruumaha 21ka janaayo, iyo Cismaan Geeddi Raage kaasi oo loogu talagalay in marka ay  ardayda Cashirrada qaataan ay waxbadan kadiyaarin karaan Buugaagta yaalla Maktabadahaan la furay maanta.

Qaar kamid ah Ardaydii ka qeyb gashay munaasabadda ayaa sheegay in ay tahay tallaabo dhanka horumarka waxbarashadooda,  iyagoo ku booriyay maamulka jaamacadda  in ay sii kordhiyaan dadaalkooda ku Aadan tayaynta Waxbarshada Ardayda Soomaaliyeed.

Marka laga hadlayo heerka waxbarasho ee dalka waxaa inta badan gaabis ahayd in la helo maktabado culuumta qeybeheeda kala duwan laga daalacdo waxaana daah saarnaa aqrinta Buugaagta kala duwan, waxaasa maanta xusid mudan in Muqdisho laga  Furo Maktabad ay sahlayso in  si fudud kor uu ugu  qaadmo aqoonta ardayda wax ka dhigta jaamacadaha dalka gaar ahaan jaamacadda Soomaaliya uu kor ugu qaadmo.

vlcsnap-2015-08-12-14h43m16s216 vlcsnap-2015-08-12-14h43m23s19 vlcsnap-2015-08-12-14h43m34s135 vlcsnap-2015-08-12-14h43m42s216 vlcsnap-2015-08-12-14h43m54s58 vlcsnap-2015-08-12-14h44m04s179 vlcsnap-2015-08-12-14h44m15s27 vlcsnap-2015-08-12-14h44m24s126 vlcsnap-2015-08-12-14h44m30s180 vlcsnap-2015-08-12-14h44m41s43 vlcsnap-2015-08-12-14h44m52s154 vlcsnap-2015-08-12-14h45m01s240 vlcsnap-2015-08-12-14h45m09s62 vlcsnap-2015-08-12-14h45m20s167 vlcsnap-2015-08-12-14h45m31s20

 

 

Previous Post

Madaxweynaha: ‘’Dhalinyarada waa inay kaalin mug leh ka qaataan dib u dhiska iyo soo celinta sharafta iyo karaamada dalka” +Sawirro”

Next Post

Maalinta Dhallinyarada Adduunka oo laga Xusay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Maalinta Dhallinyarada Adduunka oo laga Xusay Muqdisho “SAWIRRO”

Maalinta Dhallinyarada Adduunka oo laga Xusay Muqdisho "SAWIRRO"

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

GMXIQ oo walaac ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose

GMXIQ oo walaac ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose

May 26, 2026
0

WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 26 Maajo 2026 – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY BULSHADA RAYIDKA

May 25, 2026
0

Muqdisho, May 25, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah Soomaaliyeed,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In