Inkabadan boqol ruux oo tahriibayaal ah ayaa lagu la’ yahay badda Medetereraneanka kadib markii doon ay saarnaayeen ay kua dagtay meel ka fog xeebaha dalka Libya. Doontan oo ay saarnaayeen...
Read moreDeegaanno hoos yimaada degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in lagu duqeeyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda nabad diidka ah, xilli ay ku kulansanaayeen deegaan ku...
Read moreDegmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa la sheegay in ku dhawaad 50 qofood ay ku sumoobeen raashin ay ka cuneen meel Alla-bari ah. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee...
Read moreAqoon isweydaarsigan oo loo qabtay macalimiinta jamacadda Soomaaliya ayaa socondoono muddo sedex maalmood kaasi oo ay casharro ka bixinayaan macalimiin quburo ah sida Prof Nuur Diiriye Xirsi. Dood cilmiyeedkan ayaa...
Read moreAskar ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta tababar sare loogu qaadayo aqoontooda looga furay dugsiga Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Tababarkan oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen...
Read moreTababarkan oo ay bixinayeen khuburo xagga sharciga ah oo ka socota Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta loo furay Xildhibaanada Galmudug, iyadoo lagu dhisayo awooda Xildhibaanada ee ku aadan...
Read moreXildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay kaga doodeen siyaasadda ugu haboon ee loo jiheynayo geeddi socodka sanadka 2016ka. Billowga kulanka Baarlamaanka waxaa Xildhibaannada loo Akhriyey qoraal ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho