Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumada Soomaaliya ayaa maanta Bangiga aduunka magaalada Nairobi kula saxiixatay heshiis ay isaga kaashanayaan xog aruurin sahan ah oo lagu ogaanayo heerka nolosha...
Read moreShirkani oo galay maalintii labaad ayaa maanta waxaa looga hadalay hormarinta maamul gobaleedyada iyo sida dimaqoraayid dalka loo gaarsiin lahaa iyo kala sareenta sharciga aydoo ay ka soo qeybgaleen masuulayiin...
Read moreGudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo booqasho ku joogo magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa maanta heshiis iskaashi ah oo dhex mara labada...
Read moreHay’adda cilmi barista badaha Soomaaliyeed ayaa tababar u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha Hay’adaasi, kaasi oo ku saabsanaa cilmiga badaha Adduunka. Iyada oo Dowladda Kenya ay ka taallo dacwad...
Read moreWasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa qorsheynaysa in Gudniinka Fircooniga laga mamnuuco dhammaan ga'yiga Soomaaliyeed. " Waxaa la gaadhay wakhtigii aan cidhibtiri laheyn...
Read moreGudoomiyaha hay’adda Qaxootiga iyo barakacyaasha Qaranka Soomaaliyeed Axmed C/kariin Nuur ‘’Axmed Daahir”, ayaa sheegay in Shir Caalami ah oo ku saabsan Qaxootiga Soomaalida Kenya lagu qabanayo bishaan gudaheeda Magaalada Nairobi....
Read moreCiidamada hey’adda nabadsugidda Qaranka iyo kuwa AMISOM ayaa waaberigii saaka howlgallo ka billaabay xaafado ka mid ah degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Xaafadda “Sona K “ oo ka tirsan degmada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho