Baarlamaanka Soomaaliya oo Sharciga Isgaarsiinta Qaranka ka doodi doono maanta
Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan ku leh Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo Warbixin ku saabsan sharciga Isgaarsiinta looga dhageysanayo Guddiga Warfaafinta Barlamanka Dalka. Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan...
Read more











