Wasaaradda Maaliyadda oo heshiis lagu taageerayo Ciidanka Boliiska la saxiixatay dowladda Maraykanka”sawirro”
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim (Fargeeti) ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Fadhiya Soomaaliya, James P. McAnulty magaalada Muqdisho kula saxiixday heshiis ay dowlada Maraykanku ugu deeqday lacag...
Read more











