Wasiirka haweenka iyo Danjiaraha Jabuuti ee Soomaaliya oo maanta booqday xarunta agoonta gabdhaha Boondheere+Sawirro
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Sahro Maxamed Cali Samar oo uu wehliyay Danjiraha dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dayib Dubbad Rooble ayaa maanta booqday...
Read more










