Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dalka Talyaaniga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga. Guddoomiyaha Golaha...
Read more











