Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgaly xuska aas aaska Midowga Jamhuuriyadda Talyaaniga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgaly xuska aas aaska Midowga Jamhuuriyadda Talyaaniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 105 sano guuradii ka soo wareegtay aas aaska Midowga Jamhuuriyadda Talyaaniga oo Muqdisho lagu qabtay.

Munaasabadda oo ay goobjoog ahaa Safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaliya,taliya kuxigeenka ciidanka xoogga dalka agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale kuwaa oo dhammaan ugu hambalyeeyay shacabka iyo dowladda Talyaaniga xuska aas aaska Midowga Jamhuuriyadda Talyaaniga

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Talyaaniga uu kawada dhaxeeyo xiriir soo jireen ah,islmarkaana ay ku farxsan yihiin kasoo qeybgal xafladda loo qabtay ee loogu dabaal dagayo

Jumhuuriyadda Talyaaniga ayaa la aas aasay 4-Nuvembar 1918,waxana labada dowladood ka dhaxeeyo xiriir mudda dheer soo jiray,iyadoo dowladda Talyaaniga ay mashaariic kala duwan ka fuliso gudaha dalka

Previous Post

Guddiga adeegga Xajka oo soo saaray Shuruudaha Shirkadaha u tar-tamayo Adeega Xajka 1445/2024

Next Post

Madaxda Jubbaland oo ku baaqay in gargaar deg deg ah la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen roobkii ka da’ay deegaanada Jubbaland

Next Post
Madaxda Jubbaland oo ku baaqay in gargaar deg deg ah la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen roobkii ka da’ay deegaanada Jubbaland

Madaxda Jubbaland oo ku baaqay in gargaar deg deg ah la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen roobkii ka da’ay deegaanada Jubbaland

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In