Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.
Muqdisho, 23 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud , halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha...
Read more











