In Kabadan 600 Oo Arday Xaflad Qalin Jabin Ah Loogu Sameeyay Muqdisho “Sawirro”
Machadka Hayaan oo ka mid ah macaahida ku yaal magaalada muqdisho ayaa maanta lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinayeen ilaa 600 oo arday kuwaasi oo dhameystey waxbarshada aas aasiga ah...
Read more











