R/wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid ayaa kulamo la leh saraakiil ka tirsan ciidamada maamulka Puntiland oo dhawaan ka gadooday isla maamulkaasi. R/wasaare Sharma’arke oo ku sugan magaalada Garowe islamarkaana wadahadallo...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay saaraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya, kuwaas oo tababar aqoon kororsi ah uga socdo magaalada Muqdisho. Kulankan guddoomiyaha Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh...
Read moreDiyaargarowgii ugu dambeeyay ee maalmaha ciidul-fidriga ayaa ka socda Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka. Suuqyada waaweeyn ee magaalada Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay aad u mashquulsanaa, iyadoo lagu...
Read moreCiidanka Komaandooska Danab ayaa dhoolatus melateri ku soo bandhigay dugsiga tababarka ciidanka Jasiira, ee ku yaala duleedka Muqdisho. Wasiirka Gaashaandhiga, taliyaha ciidanka XDS iyo saraakiil kale ayaa goob joog ka...
Read moreToddobaadkii hore maleeshiyada Al-Shabaab ayaa mar kale geysatay weerar ay dad badan ku geeriyoodeen, kaddib markii ay weerar iyo qaraxyo xilligii afurka ku qaadeen hoteello ay dad rayid ah deggan...
Read moreDhamaan umada somaliyeed ee muslimiinta ah waxa laga codsanayaa in ay soo caawiyaan Muna Cali Axmed oo ku nool magaalada Hargeisa taas oo jirta sagaal bilood oo xanuun aan la...
Read moreAddis Ababa, 14 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada Norway Børge Brende....
Read moreDowladda federaalka Soomaaliya oo sheegtay in rajo wanaagsan laga qabo dacwadda Dowladda ay ka gudbisay Kenya. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Arrimahaas ka hadlay markii la gudbiyay dacwadda ayaa...
Read moreWasiirka Amniga xukuumadda federaalka Soomaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidammadda Dowladda federaalka ay wadaan qorshayaal ballaaran oo ciidanku ay ku adkeynayaa howlgallada amniga lagu xaqiijinayo ee ka socda Magaalada,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho