Deeq isugu jirta dhar iyo lacag oo maanta loo qeybiyay gabdhaha agoonta ah ee ku jirata xarunta xannaanada agoonta Boondheere. Deeqdan gargaarka ah ayaa waxaa agoontaasi u qeybiyay maamulka iyo...
Read moreCiidamada ammaanka magaalada Baydhabo ayaa lagu soo waramayaa in ay qabteen maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al Shabaab kuwaa oo ku hungoobay weerar xalay ay ku qaadeen guri Baydhabo ay ka...
Read moreBaqdin ayaa soo food saartay Maleeshiyaadka Argagaxisada ah ee Al Shabaab ee ku sugan degmada Baar dheere ee gobolka Gedo, kaddib markii ar arkeen in si naba aysan uga baxsaneynin...
Read moreGudoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo wareysi siiyay Warbahainta Qaranka ayaa sheegay in Maamulkooda uu diyaar u yahay inuu wadahadal la galo Maamul Goboleedka Puntland iyo Ahlusunna...
Read moreWaxaan hakaan idinkugu soo gudbineynaa sawirro hotelka Siyaad laga soo qaday saake kadib qaraxii xalay lagu soo weeraray Hotelkaas oo ay ku sugnaayeen Dad Soomaliyeed oo xiligaas u diyaarr...
Read moreNafiso Cabdulqaadir Axmed waa gabar ku xanuunsan magaalada Muqdisho mudo 18 sano ah waxaa xili maanta aanu ku booqanay degmada Hodan guri ay uga nooshahay waalidiinteedu ay noo sheegeen in...
Read moreBarnaamijka Sahanka ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa maanta looga hadlay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Muqdisho iyo waxa ay Diinta Islaamku ka qabto in la dilo dad...
Read moreGuddoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Banaadir jawaahir Baarqab oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa sheegtay in ay aad uga xunyihiin weerarkii fashilmay ee xalay kooxda UGUS ay ku qaadeen dad muslimiin...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho