Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaadka Shabaab Ee Ku Sugan Baardheere Oo Baqdin Soo Foodsaartay Iyo Ciidamada Qalabka Sida Oo Ku Wajahan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaadka Shabaab Ee Ku Sugan Baardheere Oo Baqdin Soo Foodsaartay Iyo Ciidamada Qalabka Sida Oo Ku Wajahan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baqdin ayaa soo food saartay Maleeshiyaadka Argagaxisada ah ee Al Shabaab ee ku sugan degmada Baar dheere ee gobolka Gedo, kaddib markii ar arkeen in si naba aysan uga baxsaneynin Seefta Ciidamada Qalabka Sida oo ay gasha kala baxeen taasi oo suura galisay in waayadii ugu dambeeyay awooda maleeshiyaadkaasi ay wiiqaan.

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in magaalada Baar dheere ee gobolka Gedo oo ay si baqdin ay key jirto kooxda UGUS ay ugu suganyihiin ay bilaabeen horjoogayaasha maleeshiyaadkaasi in ay isaga baxaan halkaasi kaddib markii ciidamada qalabka sida u dhaqaaqeen dhanka magaalada Baardheere oo qorshuhu yahay in kooxdaasi gacanteeda laga bixiyo.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Dadka degaanka ayaa radio Muqdisho u sheegay in horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka kooxdaasi ee Al Shabaab ay bilaabeen in ay isaga baxaan magaalada oo ay u baxsadeen dhanka gobolka Jubada dhexe marka laga reebo in yar oo iyagu bilaabay in dhalinyarada ay ku qasbaan in ay ka bar bar dagaalamaan oo ay ka hortagaan ciidanka Qaranka maadaama aysan u babac dhigi Karin awoodooda Sooma jeestayaasha ciidamada qalabka sida oo wacad key maray in ay baabi’inayaan kooxda oo gabalkoodu sii dhacay.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo Sheegay In Ay Wada Hadal Lagalayaan Puntland Iyo Ahlusunna

Next Post

Ciidamada Ammaanka Oo Baydhabo Ku Dhaawacay Kuna Qabtay Dhagarqabayaal Isku Dayay In Ammaanka ay Qal qalgaliyaan

Next Post
Wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed oo kormeeray xero ciidan{SAWIRRO}

Ciidamada Ammaanka Oo Baydhabo Ku Dhaawacay Kuna Qabtay Dhagarqabayaal Isku Dayay In Ammaanka ay Qal qalgaliyaan

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In