Dadkii laga soo badbaadiyay hoteelladii xalay la weeraray oo u mahadceliyay ciidamada
Qaar ka mid ah Dadkii laga soo bad’baadiyay weerarkii fashilmay ee kooxda Alshabaab ay ku qaadeen Hoteello ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa ka sheegeeyay Habkii Ciidamadda Qarana ay ula dhaqmeen...
Read more









