Musharax C/kariin Xuseen Guuleed oo deeq lacageed gaarsiiyey Agoonta Cadaado “SAWIRRO”
Musharaxa Madaxweynaha Maamulka Galmudug C.kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta deeq lacageed gaarsiiyey Agoonta degmada Cadaado ku waas oo kujira Xero lagu Xanaaneeyo oo kutaala degmada Cadaado. Musharax C.kariin Xuseen Guuleed...
Read more










