Kulan lagu taageerayey waxqabadka maamulka gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay
Munaasabad lagu taageerayey waxqabadka maamulka gobolka Banaadir, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadda waxaa ka soo qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, xubno ka socdey ururka haweenka Qaranka...
Read more










