Muqdisho,26 Feb 2020......Duqeyn cirka oo si habsami leh looga soo liishaamay ayaa lagu dilay hogaamiye Alshabaab oo lala xiriirinayo weerarkii Manda Bay ee lagu dilay askar Mareykan ah oo Alshabaab...
Read moreRa’isulwasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa xilka ra’isulwasaaraha loo magacaabay 23 Febraayo 2017 kii 15 maalmood kadib doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Maalmo ka hor waxay aheed sadax...
Read moreWaxaa Magaaladda Khartoum ee caasimada dalka Sudan gaaray wafuud kala duwan oo ka qayb-galaya shirka Urur Goboleedka IGAD, kaas oo ka furmay halkaasi. Shirkaan ayaa looga hadlayaa isdhex-marka Dad-ka iyo...
Read moreGuddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa magaaladda Dooxa ee caasimadda dalka Qadar uga qaybgelaya shirka 2aad ee heerka sare ah...
Read moreWasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS),Inj. Cabdullaahi Cali Xasan iyo wefdigii uu hoggaaminayey ee socdaalka shaqo ku joogay dalka Baxreyn, ayaa wuxuu booqday rugta Ganacsiga iyo Warshadaha...
Read moreGuddoomiyaha guddiga xuska 60 guurada xorriyadda iy midnimada oo ay dhinac taagnaayeen guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Maareeyaha Wakaaladda dhismaha Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in la weyneeyo xuska 60...
Read moreMadaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar. Marxuumka ayaa ku geeriyooday da’da 91-jirka,xusni ayaa waxaa sannadkii 2011-kii...
Read moreRa’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta xarigga ka jaray xarunta wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo dib-u-dhis lagu sameeyay, ayaa caddeeyay in dadka iyo...
Read moreMunaasabad Xil wareejin ah ayaa Maanta lagu qabtay Saldhiga Booliiska magaalada Dhusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana Xilalka kula kala wareegay Taliyayaasha Cusub ee Dhowaan loo soo Magacaabay Saldhigyada...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho