Ciidanka difaaca Dalka Kenya ee KDF loo yaqaan ayaa toogasho ku dilay Saacadihii lasoo dhaafay Afar ka mid ahaa Argagixisada Al-Shabaab, markii ay Waddada u dhexeysa Mombasa iyo Laamu u...
Read moreWasiirka arrimaha dibedda ee Dalka Iran, Mohammad Javad Zarif, ayaa si weyn u dhaleeceeyay dilka Madaxii Ciiadamada xulka ah ee Qudus Force, Janaraal; Qasem Soleiman, ku xigeenkiisa, Abu Mahdi al-Muhandis...
Read moreGuutada 16aad ee kumaandoosta Danab oo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa maanta gobalka shabeellaha Hoose ka fuliyay Howl-gal ballaaran oo qorshihiisu ahaa in argagaxisada looga xoreeyo deegaannada ay shacabka...
Read moreDowladda hoose ee Xamar ayaa olole nadaafadeed oo qashinka iyo carrada looga qaadayay wadada Buundoonyinka ka sameysay isgoyska Ceel-gaabta ee magaalada Muqdisho. Wadadaan oo ay fadhiisatay carro aad u badan...
Read moreMasuuliyiinta wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya , xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka, ganacsato iyo aqoonyahano ayaa ka qeyb galay shirkan oo u jeedkiisu ahaa ka tashiga iyo ka doodida Sharciga...
Read moreMadaxtooyada Qaranka ayaa u fidisay ardayda dhigata kulliyadda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed booqasho cilmiyeed ay wax kaga ogaanayaan hannaanka shaqo ee Xafiisyada ugu sarreeya dalka. Ardaydaan...
Read moreShirkaan oo socday muddo shan cisho ah ayaa looga hadlay beeca iyo diinta Islaamka waxa ay ka qabto, gaar ahaan sarifka online-ka ee Forex loo yaqaan oo maalmahan aad loo...
Read moreWaxaa furmay kalfadhigii 6-aad kulankiisa 23-aad ee golaha aqalka sare BFS, Ajandaha kulanka ayaana ah qrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka wax ka badalka xeerka Saxaafada. Fadhigga waxaa ku sugan Wasiir...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho