Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Do Daafuray Aqoon Is-waydaarsi Ku Saabsan Siyaasadda Maareynta Maamulka Deegaanka Dalka.
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta furay aqoon is-waydaarsi ku saabsan qaab dhismeedka siyaasadda lagu horumarinayo maamulka guud ee deegaanka. Ra’iisul...
Read more