Maleeshiyaad Al-Shabaab ah oo lagu laayay Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose
Hawlgal qorshaysan oo Ciidanadu fuliyeen habeenimadii 11-ka March kana dhacay Deegaanka Daarsalaam ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa lagu dilay Sideed ka tirsan Al-Shabaab. Goobtu waxeey ahayd mid muhiim u...
Read more