Dowladda Soomaaliya ayaa wadda qorshayaal ay kula wareegeyso goobo badan oo ay laheyd, islamarkaana loogu adeegi jiray Ummadda Soomaaliyeed, waxaana ka mid ah Goobihii Waxbarashada iyo qaar ka mid ah...
Read moreTaliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal; Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa sheegay in goor dhow laga hir-gelin doono Soomaaliya Xabsiga ugu casrisan Qaaradda Afrika. Xafladda lagu soo xirayay shir Sannadeedka Garsoorka,...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen ) ayaa Xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa...
Read moreWaxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 7-da February lagu wadaa in Magaalada London ee Dalka Ingiriiska uu ka furmo shir looga hadlayo arrimaha Shidaalka Soomaaliya,kaasi oo ay hormuud ka tahay...
Read moreRa’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta u duulay dalka Ingiriiska oo kamid ah dalalka xariirka soo jireenka ah uu kala dhexeeyo Soomaaliya....
Read moreRa’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kormeer howleed ku tagey xarunta Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha iyo arrimaha Bulshada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa la kulmay howl-wadeenno ku...
Read moreBoliiska Garoonka Diyaaradaha Delhi Airport ee Dalka Dalka Hindiya, ayaa Gacanta ku dhigay 600 kg oo Khaad ah, laguna soo qariyay 17 Baakid oo ah kuwa Shaaha lagu keeno, sida...
Read moreMunaasabadani oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka Fircowniga ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana si wada jir ah u soo qaban qaabiyay Wasaaradaha Caafimaadka iyo Haweenka...
Read moreRa’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay daah-furka Shir sannadeedka garsoorka dalka oo markii ugu horreysay la qabtay burburkii...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho