Madaxda Aqalka sare oo la Kulmay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Finland
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Finland, Samuli Virtanen oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa maanta Aqalka sare kula kulmay Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Ku xigeenadiisa. Guddoomiye...
Read more