TOOS U DAAWO:- Daah-Furka Istaraatijiyad Wacyi Galinta Qaranka oo Muqdisho ka socota
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/352152578690083/
Read morehttps://www.facebook.com/sntvnews/videos/352152578690083/
Read moreOlolihii loogu jiray in Ilhan Cumar,mar un ay kamid noqoto golaha aqalka hoose ee Congresma Mareykanka ayaa soo afjarmay,waxaan guul taariikhi ah laga gaaray in Ilhaan ay hesho xubin-nimada congresska...
Read moreXisbiga Dimoqradiga ayaa la wareegay awoodda maamul ee Aqalka Wakiilada Mareykanka,ka dib doorashooyinka xilligga dhexe oo ay maalinimadii shalay u dareereen bulshada dalkaasi. La wareegidda maamulka Aqalkaasi oo ah...
Read moreWasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya iyo Saraakiisha ugu sareysay Booliska. Wasiir Beyle ayaa sheegay in Taliska Ciidanka...
Read moreWarsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta oo Nuqul ka mid ah uu soo gaaray Warbaahinta Qaranka ayaa u qornaa sidan. Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka...
Read moreHowlgalkaan oo ahaa mid qorsheysan ayey Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ka sameeyeen Xaafada kaabo godey ee degmada Dharkeenley waxaana lagusoo qabtay rag iyo dumar...
Read moreGolaha wasiirrada oo mudda laba maalin ah uu Muqdisho uga socday kulan sannadeedka dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka ayaa isku raacay in la xoojiyo wada shaqaynta ka dhaxaysa hay’adaha dawladda, dar-rar...
Read moreKulan Sannadeedka Golaha Wasiirrada ee Dar-dar Gelinta Qorshayaasha Geedi Socodka Qorshe Howleedka Mudnaanta leh ee Xukumadda Horyaalla ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho. Shirka ayaa mudada uu socdo...
Read moreMas”uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qayb qaatay ololaha Barnaamijka Isxilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho