Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo u ambabaxay Jabuuti
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Is-kaashiga caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane, Axmed Ciise Cawad, ayaa goor dhow ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Asmara, isagoo kusii jeeda Dalka Jabuuti. Wasiirka...
Read more