Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray Deegaanka Baar-Sanguuni ee duleedka Kismaayo.
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod iyo Saraakiil ka tirsan taliska ayaa maanta gaaray Magalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee dawlad goboleedka Jubbaland. Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdigiisa waxaa...
Read more