Ku simaha Madaxweynaha Ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si rasmi ah u daah furay Shirweynaha Qaran ee Dastuurka
Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaiya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta daah furay Shirweynaha Qaran ee geeddi socodka Dib U eegista Dastuurka,...
Read more