Doorashada golayaasha deegaanka ayaa ka bilaabanaysa dalka Tunisia, taas oo loo arko mid hanaanka maamul ee dalkaasi muhiim u ah xilligan.
Maanta oo Axad ah ayay doorashadu ka bilaabanaysaa ilaa 350-deegaan oo gobolada dalkaas oo dhan ah, waxaana shacabku ay codkooda ka dhiibanaayaan doorashadan oo dawladdu ku xoojinayso nidaamka dawladaha hoose...
Read more