Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya iyo Wefdi ay hogaamineyso oo gaaray Dalka Kuwait+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya iyo Wefdi ay hogaamineyso oo gaaray Dalka Kuwait+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga Wasiiradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa si diiran waxaa garoonka diyaaradaha ugu soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Dhalinyarada Dhaqanka iyo Ciyaaraha Dalka Kuwait iyo Siihayaha Safaaradda JFS ee Kuwait Mudane Abiib Muuse Faarax oo ay wehliyan qaar kamid ah diblomaasiyinta Safaaradda.

Wasiiradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye oo casuumad rasmi ah ka heshay dhiggeeda Dalka Kuwait ayaa ka qeybgali doonta Xaflad ballaaran oo lagu soo gunaanadayo muddoheysta Caasimadda Dhaqanka Carbeed oo magaala Madaxda Kuwait “Al-Kuwait” ay soo heysay tan iyo sanadkii 2016. Inta Wafdiga Wasiiradda ay joogaan Dalka Kuwait ayaa waxaa lagu wadaa in ay qaabili doonto dhiggeeda Dalka Kuwait iyo Amiirka Dalka Kuwait Sheikh Sabax Al Axmed oo xiriir qotto dheer ku leh Dalkeena, iyadoo Amiirku bari-samaadkii uu Soomaaliya ku qaadan jiray fasixiisa, iyadoo beer weyn laga siiyay degmada Afgooyo.

Related posts

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026

Xiriirka Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Kuwait oo weligiisba ahaa mid walaalnimo oo qoto dheer ayaa misna hadda u muuqda in uu aad u sii xoogeysanayo, iyadoo tobonkii maalin ee u dambeeyay ay Dalka Kuwait booqashooyin kala duwan ku tageen Wasiiradda kala ah Mudane Maxamed Xayir Maareeye Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha dalkeena, Siihayaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ahna Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Cisman Libaax Ibrahim.

Arrimahan oo dhan ayaa muujinaya in Xiriirka Soomaaliya iyo Kuwait uu aad u sii xoogeysanayo iyadoo Safaaradda JFS ee Dalka Kuwait ay kaalin mug leh ka cayaareyso xoojinta Xiriirka laba dal ee walaalaha ah.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo daah furay wajiga labaad ee Barnaamijka Shaqaaleeysiinta Dhallinyarada Gobolka

Next Post

Doorashada golayaasha deegaanka ayaa ka bilaabanaysa dalka Tunisia, taas oo loo arko mid hanaanka maamul ee dalkaasi muhiim u ah xilligan.

Next Post
Doorashada golayaasha deegaanka ayaa ka bilaabanaysa dalka Tunisia, taas oo loo arko mid hanaanka maamul ee dalkaasi muhiim u ah xilligan.

Doorashada golayaasha deegaanka ayaa ka bilaabanaysa dalka Tunisia, taas oo loo arko mid hanaanka maamul ee dalkaasi muhiim u ah xilligan.

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
0

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026
0

Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

July 10, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In