Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada golayaasha deegaanka ayaa ka bilaabanaysa dalka Tunisia, taas oo loo arko mid hanaanka maamul ee dalkaasi muhiim u ah xilligan.

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Doorashada golayaasha deegaanka ayaa ka bilaabanaysa dalka Tunisia, taas oo loo arko mid hanaanka maamul ee dalkaasi muhiim u ah xilligan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Maanta oo Axad ah ayay doorashadu ka bilaabanaysaa ilaa 350-deegaan oo gobolada dalkaas oo dhan ah, waxaana shacabku ay codkooda ka dhiibanaayaan doorashadan oo dawladdu ku xoojinayso nidaamka dawladaha hoose si loo daadajiyo waxqabadka dawladda.

Waa doorashadii ugu horaysay oo golaayasha deegaanku galaan, tan iyo markii meesha laga saaray xukunkii kaligi taliga ahaa ee Zaynal Caabidiin bin Cali, waxaana kuraasta golayaasha deegaanka ku tartamaya ilaa 45-kun oo musharax.

Gudiga doorashooyinka Tunisia ayaa muddo soo waday olole balaaran oo dadwaynaha looga dhaadhicnayo ahmiyadda doorashada, waxaana ay sameeyeen halkudhagyo ay ka mid yihiin u orod doorashada ( Run to Vote), taas oo loo arko in codka bulshada wax lagu badali karo.

Previous Post

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya iyo Wefdi ay hogaamineyso oo gaaray Dalka Kuwait+Sawirro

Next Post

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo saraakiil ka tirsan Dowladda FS iyo Dowlada Goboleedyada tababar ugu qabatay Boosaaso+Sawirro

Next Post
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo saraakiil ka tirsan Dowladda FS iyo Dowlada Goboleedyada tababar ugu qabatay Boosaaso+Sawirro

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo saraakiil ka tirsan Dowladda FS iyo Dowlada Goboleedyada tababar ugu qabatay Boosaaso+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In