Wiil 17 sano jir ah oo ka soo goostay Alshabaab
Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidanka dowladda ee halkaas ku sugan uu isku soo dhiibay Maxamed Ibraahim Cabdi oo ka tirsanaa Alshabaab. Maxamed oo...
Read moreWararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidanka dowladda ee halkaas ku sugan uu isku soo dhiibay Maxamed Ibraahim Cabdi oo ka tirsanaa Alshabaab. Maxamed oo...
Read moreWasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya, C/raxmaan Yuusuf Cumar, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya heshiis la gaartay wasiir Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, ka dib markii maanta wefdiga ka socda dowladda Soomaaliya...
Read moreRa’iisul wasaaraha India Narendra Modi ayaa warqad u direy dhigiisa Pakistaan Cimraan Khaan, isagoo ku sheegay in uu doonayo in xiriir saaxiibtinimo la yeesho Pakistaan, sida ay shegeen mas’uuliyiinta. Modi...
Read moreWasiirka gaashaandhigga Talyaaniga, Guerrini Lorenzo, ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho, waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin dowladda Soomaaliya ka tirsan oo uu hor kacayo wasiiru...
Read moreXukuumadda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixday hey’adda maalgashiga iyo ganacsiga ee IFC oo kamid ah Bankiga Adduunka, sida uu sheegay wasiirka maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle. Qoraal lagu daabacay barta...
Read moreXilli maanta ay ku beegan tahay 22 Maarso oo ah, maalinta biyaha caalamka ayaa wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Koofur Galbeed waxay maanta biyo dhaamin u sameeyeen barakacyaasha ku nool...
Read moreMadaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa furey shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo u dhexeeya madaxda federaalka iyo kuwa dowlaha xubnaha ka ah dowladda federaalka. Shirka waxaa ku sugan...
Read moreAgaasimaha guud ee wasaaraadda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, C/naasir Xuseen, ayaa maanta furey tababar ku saabsan tabinta doorashooyinka oo ay iska kaashadeen wasaaradda iyo waaxda AMISOM u qaabilsan warbaahinta. Tababarka...
Read moreTaliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa beeniyay in ciidamo cusub la geeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Read moreMadaxweynaha Hirshabeele, Cali Guudlaawe Xuseen iyo ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka iyo sidii is maandhaafka jira loo soo afmeeri lahaa. Labada mas’uul oo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho